Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga u ilaalinta Kootada Haweenka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga qaabilsan ilaalinta Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashada Soomaaliya iyo sidii Haweenku uga heli lahaayeen kooto ku filan Baarlamaanka, waxaana Guddigu uga mahadceliyay Madaxweynaha Puntland fursada uu Dowladda Puntland kasiiyay Haweenka iyo sida uu kooto uga siiyay xubnaha Aqalka … Continue reading Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga u ilaalinta Kootada Haweenka (Sawirro)